← Back to Lewiston

Document Lewiston_doc_6e90223542

Full Text

Biyaha dabaysha leh ama shubmaya iyo sida aan wax ugu qaban karno! Ka hortaga wasakhaynta biyaha socda ee Webiga Androscoggin Ka fakir biyaha: buluuga iyo nadiifta ah! www.thinkbluemaine.org Xasuuso…biyaha dabaysha leh shu- ban koodu Ma aha kuwa la xiriira nadaafada dhuumaha biyaha, Mana helin sifayn, waxayna si toosa ugu darmaan webiga Androscoggin, we- biga Androscogin yare iyo barkada magac la (No Name Pond). Haddii aad hayso wax ku saansan dhenaca wasakhda biyaha xooga leh, fadlan wac: Horowmarinta bilowgii waxaa iska lahaa magaalada Lewiston, Maine Sida ku cad xeerka nadaafada biyaha waaxda Adeegyada bulshada (207) 784-5753 www.ci.lewiston,me.us/publicservices by AQUARION Engineering Services Portland, Maine Tel. (207)828-1272 www.aquarioneng.com iyadoo qalabka ay bixisay USEPA Adeega macaamiisha ee Lewiston 784-5753 x242 TTY/TTD 784-5999 Dib isku ururi qashinka guriga ee khatarta ah W estern Maine HHW - wakhtigiisa waxaa la furi doonaa todobaad kaste Laga bilaabo xagaaga dhammaad kiisa 2005 kuna yaala Lewiston meesha qashin adag lagu qubo ahna xarunta qashin habayska 242 River Road, Lewiston, Maine Wixii warar intaa dhaafsan kala soo xiriir AVCOG: (207)783-9186 ama www.avcog.org TAARIIKHO KALE OO LAXUSUUSTO SIBTEMBAR 2005 June 4 Tartanka jidka Harta, Auburn June 5 Biyo dhaca weyn Criterium, Auburn June 16 Ban dhiga tijaaro ee is weydaar siga shaqada, Lewiston July 4 Dabaal dega xuriyada, Lewiston/ Auburn Aug 5-7 Xaflada de Joie Lewiston/Auburn Aug 19-21 Xaflada biibiida ee Biyo dhaca weyn Lewiston/Auburn Aug 28 Orodka buundada 5k Lewiston/ Auburn Sept 9-10 Xaflada Giriiga, Lewiston Wixii warar intaa dhaafsan kala soo xiriir xafiiska tijaarada ee degmada Androscoggin nambarka 783-2249 http://www.androscoggincountry.com ---PAGE BREAK--- Bal fiiri dhibic roob oo ka soo dhici xaga samada oo ku dhacaysa sagxad adag sida meesha gawaarida la dhigo (Parking lot), jidka, ama saanqaafka guriga. Sida roobku udulmarayo meesha banana, wuxuu ku reebaa ciid, suntan cayayaanka, saliid gubatay, shidaal, ama jeermis. Waxay sidoo kale ugu qulqulaan dhinaca webiyada deegaanka ama haraha gudaha…ama waxay raaci karaan daad mareenka… ka dibna waxay galaan dhuumaha waa weyn ee biyaha. Hadda bal qiyaas biyo xoogan… roobadanina da’ayo ama barafbadani dhalaali(milmi) – oo qaadaya wax yaabo wasakh leh kuna daraya laago yar ama barkado, ka dibna ku shubaya biyo dhaca webiga Androscoggin waxaana looyaqaan BIYIHII WASAKHOOBAY EE SOCDAY. Sideen uga ilaalin karaa biyaha da’ayi inay wasakhoobin? BIYAHA XOOG U DA’A EE WASAKHOOBAY WAXAY WAX U DHIMI KARAAN DHIRTA, MA- LAYGA, XAYAWAANKA, IYO DADKA. • Faar ku wuxuu baabi inkaraa biyo ku noolaha • Jeermisku wuxuu keeni karaa in xeebta la xiro • Alaabta khatarta ah ee wasakhawday ee gurigu waxay sumayn biyo ku noolaha. • Biyaha socda ee wasakhoobay waxay raad ku yeeshaan ilha biyaha la cabo kayi- maadaan. Daryeelka Cawska Guriga Ha ka badin biyaha daaqa gurigaaga. Ogaw isticmaalka tuubada shabaqale intaad isticmaali lahayd mida afka weyn le. U isticmaal daawada cayayaanka iyo tan jeer- miska si taxadirle. Marka ay lagama maar maantahay. Isticmaal kimikooyinkan kaliya inta lagoo sheegay. Isticmaal-ama habka ugu am- maansan xakamaynta waxyaabaha asal ahaan cawska khariba. Isku keen ama isku ururi wax kaste oo xun. Hana ka ga tegin jidka ama ha u xaaqin dhinaca wadada, biyaha mareenka ama laagaha. Ha ku qubin qashinka Xaaq qashinka ama burburka ka yimaad dhinaca jidka dadku maro, luuq luuqa, jidadka, godadka iyo baarkinada, gaar ahaan daad mareenka. Burburku – kiishashka caaga ah, bogoska lixda dhalo qaada dhalooyinka iyo haashreti sigaarka- ee ku mayrmayaan biyaha dhexdoodu waxay keeni saxashu, neef qabataw, ama curyaamin biyo ku noolaha sida ceel joogta, malayga, diin yaraha, iyo shimbiraha. Habka Musqulaha Habka musqulaha aan ladaryeelin ama daadini waxay siidaa yaan jeermis iyo fayrus (cudur side) kaasna waxaa qaadi kara biyaha socda waxayna ku darayaan biyaha fadhiya. Taasina waxay dhibaato caafimaad u keeni dad weynaha iyo deegaankaba. Faaruqi haana biya haaga markaste oo loobaado (3dii sano ama shantii sanaba hal mar). Daryeel Gaari Dhaqida gaariga iyo xayraynta qaybaha gaarigu waxay saabuun gaarsiin iyo waxyaabo kale oo wasakhoobay gaarsiin webiyada gudaha haraha. Ku shubida saliida gaari biyo mareenka waxay la mid tahay sidii ado toos shubay biyaha alaabo kale. Ku dhaq gaarigaaga dayrk gurigaaga sidaa sar teed biyaha wasakhda ahi waxay galayaan dhulka. Hagaaji wixii jaban wixii saliid kadaadani. Ku qub wixii saliid la isticmaalaya ama baytariya meelaha loogu talo galay ee burburiya. Qashinka Xayawaanka Markaad la kugayni xayawaankaaga (sida ayga), ogoq inaad qaado xaar kiisa iyo inaad sifiican meel ugu rido- taas waa xeer. Kaga tegida wasakhda xayawaan dhulka korkiiso waxay kordhin khatark caafimaadka dad weynaha iyadoo ugolaanaysa jeermis khatara sitoosana ugu mayr maaysa bi- yah deegaanka iyadoo soo dul maraysa korka meelaha banana ama biyo mareenada. Muxuu u dhimi karaa adiga iyo bulshadaba Biyaha xooga iyo dabaysha wataa?